04/12/2021
Baabuurka loo bogey
Bari iyo galbeed taga
Baahidaada ka turjuma
Bulshadana u dhaga nugul
Proboxta weeyee
Boga iyo qalbiga'iyo badankaaga taa gali
Macmiil nagala soo xidhiidh 063-4707763